Hargeysa: Xukuumadda Oo Joojisay Dhul La Qorshaysanayay

0
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dr. Jamaal Cabdi Muuse Ayaa Joojiyey Dhul Danguud Oo Sifo Sharci Daro Ah Loo Isticmaalayey.Image may contain: one or more people, people standing, tree, sky, outdoor and nature
Kormeerkan Maanta Agaasimaha Guud ku joojiyey dhulkan sida sharci darada ah loo isticmaaleyey ayaa waxa ku wehelinayey Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha Eng. Maxamuud Maal Cali, Agaasiamaha Waaxda Naqshadeynta Magaalooyinka Eng. C/raxmaan Maxamed Aar, Agaasiamaha Waaxda Xidhiidhka Goboladda Mudane C/raxmaan C/laahi WIrdaani.Image may contain: 2 people, people standing and outdoor
Kormeerkan wuxuu Agaasimaha Guud kusoo marey dhulka Ex-Crash Program ee ku yaala duleedka Magaaladda Hargeysa ee deegaanka Halaya, sidoo kale wuxuu Agaasimuhu kadib joojiyey dhulka danta guud ee ku yaala koonfurta Madaaarka Hargeysa, halkaas oo la awdayey laag biyo mareena, Agaasimaha ayaa ka saaray Cagafyadii halkaas ku shaqeynayey, isla markaana ug digay inay markale faraha lasoo galaan dhulka danta guud.
Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha Eng. Maxamuud Maal Cali ayaa ka warbixiyey kormeerkan Agaasimaah Guud maanta sameeyey, wuxuu udigay mulkiilayaasha iska leh cagafyada ee gala goobaha danta guuda, sidoo kale wuxuu dadweynaha ka codsaday inay kala shaqeeyaan ilaalinta dhulka danta guud.Image may contain: sky, tree, outdoor and natureImage may contain: one or more people, sky and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, sky, outdoor and natureImage may contain: 1 person, standing, sky, outdoor and nature

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here