Hargeysa: Wiil Dhalinyaro Ah Oo Xalay Naftiisa Ku Waayay Mobile Ay Damaaciyeen Dhalinyaro Shufto Ahi

0

Allaah Haw Naxariistee Cabdicasiis Farxaan Jaamac, ayaa Xalay ku Dhintay Magaalada Hargeysa Ka dib Markii Dhalinyaro Shufto Ahi ay ku Damaaciyeen Mobilekiisii Gacanra.

Wiilkan ayaa sida Lagu Baahiyay Baraha Bulshada Ee Telefishanka Bulsho lagu dilay Mindiyo.

Magaaladda Hargeysa ayaa dhawrkii sano ee u Dambeeyay ka nasatay falalka Noocan ah, Hasayeeshee ayaa ah mid abuuraysa baqdin Cusub Oo hor leh.

Ciidamada Booliska ayaa U qabqabtay Falkan dhawr Qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here