Hargeysa: Ilmo Sagaal Bilood Jiray Oo Lugta Laga Xidhay Ayaa Dhintay Markii Uu Dab Qabsaday Gurigooda

0

Ilmo yar oo sagaal bilood jiray ayaa dhintay, laba caruur ah oo kalena waxa soo  badbaadiyey ciidamadda dab damiska ee magaaladda Hargeysa, ka dib markii gurigooda uu dab qabsaday.

Guriga uu dabku ka kacay ayaa ku yaala Xaafadda Libaaxyadda ee Koonfurta Magaaladda Hargeysa, waxaana dhacdadan warbaahinta u xaqiijiyay ciidamada Dab damiska ee fadhigoodu uu yahay Magaaladda Hargeysa ee caasimadda Soomaaliland.

halkan guji oo daawo warkaas oo faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here