Hargeysa: Guurtida Oo Mudada U Kordhinaysa Golaha Wakiilada

0

Golaha Guurtida Somaliland ayaa isu diyaarinaya Muddo kordhin kale oo loo sameeyo golaha la deriska ah ee wakiiladdu, kuwaas oo wakhtigii mar kale loo kordhiyay uu kaga dhamaaday 12kii bishan aynu ku guddo jirno ee November.

Muddo kordhintan oo uu dalabkeeda leeyahay Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa lagu soo waramayaa in ay maalinta berri ah soo gaadhi doonto Golahaasi.

Xildhibaan ka gaabsaday In uu magaciisa la sheego oo u waramayay telefishanka saab, kana tirsan golaha Guurtida somaliland ayaa sheegay in muddo kordhin loo sameeyo golahaasi ay tahay in daan wayne, hasayeeshee aan wali la soo gaadhsiinin.

halkan guji oo daawo warkaas oo faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here