Hadimada Haybsooca

0

Waa Barnaamij daaha ka feydaya Mid ka mid ah Dulmiyada ugu qotada dheer, uguna huqda weyn caalamka. Dulmigani WaaTakoor & Faquuq loo geystay, laguna hayo beelo ka mid ah “Qoyska Soomaaliyeed”. Waa jariimo soo jireen iyo dhaqan guun oo salka ku haya khuraafaad iyo sheeko baralay noocyo badan.
Xagee buu ka yimi dhaqankan Haybsoocu?

Sidee buu u qaabeeyaa nolosha dhibanayaashiisa? Waa maxayna huqda uu ku reebay?Maxaa se lagaga bixi karaa?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here