In ka badan 130 Qoys ayaa laga daad gureeyay Guryahoodii ka dib markii uu dab qabsaday magaalo ku taala Gobolka Texas ee dalka Maraykanka.
Kooxaha Dab damiska ayaa u soo gurmaday guryahaasi waxaana lagu soo waramayaa in ay ka dhalatay waxyeelo aad u balaadhani.