Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Oo U Soo Baxsaday Somaliland

0

Magaaladda Garoowe ee Xarunta U Ah maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in uu iskaga baxay guddoomiyihii golaha wakiiladda maamulmkaasi Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed , ka dib markii dhawaan fadhi ay yeesheen xildhibaanadu ay xasanaadii kala noqdeen.

 

halkan guji oo daawo warkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here