Guddiga Fulinta Ee Xisbiga Waddani Oo Shir Degdeg ah Hargeysa Ku Yeeshay

0

Xiisada siyaasadeed ee ka jirta soomaaliland ayaa dhawrkii maalmood ee u danbeeyay cirka isku shareertay, ka dib markii uu khilaafka xisbiyadda mucaaradka ah iyo xukuumaddu uu ka bilawday magacaabista xubno uu madaxweynaha somaliland u soo xushay guddiga doorashooyinka, muddo kordhinta loo sameeyay goleyaasha wakiiladda iyo guurtida.

 

Halkan guji oo daawo warkaas oo faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here