Guatemala: Maroodi 57 Sano Jir Ah Oo Xaflad Loo Sameeyay

0

Dalka Guatemala waxa ka dhacday xaflad balaadhan oo uu nooceedu ku cusub yahay meelo badan oo dunida ah.

Maroodi lagu magacaabo Trompita ayaa loo sameeyay xaflad aad loo soo habeeyay oo loogu dabaal degayo dhalashadiisii.

Maroodigan ayay da’diisu tahay 57 sano waxaana loo Keeg culayskiisu uu dhan yahay 105kg, waxaana laga sameeyay khudaar kala duwan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here