Gabiley: Dawlada Hoose Oo Shaqada ka Joojisay Wiil Qoraal Soo Dhigay Facebookga

0

Barkhad Cabdi Bookh Oo Ka Mid Ah Shaqaalaha Dawladda Hoose ee Magaalada Gabilay ayaa shaqadii looga Hakiyay Ka Dib Markii uu bartiisa Facebookga soo Geloyay Sawir Lagaga Cabanayo Maamulka Dawlada Hoose ee Gabiley

0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here