EU oo beenisay wararka sheegaya inay Somaliland ka Guurayaan

0

Wakiilka u Midawoga yurub u qaabilsan Somaliland & Somalia Mr. Michele CervoneDurso ayaa Ciwaankiisa Twitter ka ku sheegay inaanay waxba ka jirin, wararka warbaahinta qaar ay qoraysay ee ahaa in Midawga yurub uu ka baxayo Somaliland, Mr.Durso ayaa sheegay in ay sii joogi doonaan Somaliland, Caaawimaddana sii wadi doonaan, Haddana Xafiis cusub Uguuri doonaan.

Fariinta Mr. Michele CervoneDurso ayaa u dhignayd sidatan:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here