Ethiopia: Sarkaalkii Ka Danbeeyay Afganbigii Dhicisoobay Oo La dilay

0

War Deg Deg Ah. Waa Ladilay General Asamenew Tsige.

Brigadier General Asamenew Tsige oo ladilay.

Hogaamiyihii afgambiga dhicisoobay ee deegaanka axmaarada ayaa lagu dilay tuulada Zanzal ee kutaala jidka udhexeeya Bahirdar iyo Gondar xili uu dagaal toos ah kula jiray ciidamada Huwanta ah ee deegaanka iyo kuwa federaalka.

Xukuumada Ethiopia ayaan Faahfaahin ka bixinin warkaasi, Hasayeeshew waa mid isa soo Taraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here