England: Ciyaaryahan Ganaax Ku Mutaystay Sawirka Saaxiibkii Oo Uu Baraha Bulshada Dhigay

0

Kubad sameeyaha Manchester City Bernardo Silva ayaa ganaax lagu soo rogay iyadoo FA-ga ay ku heystaan eedeyntii cunsuriyadda la xiriirtay ee uu kula kacay Benjamin Mendy.

BBC-da ayaa lagu qoray in xiriirka kubadda cagta Ingiriiska (FA) ay ganaax hal kulan ah iyo mid lacageed oo gaaraya 50 kun Oo Pound garka u galisay xiddigii hore As Monaco.

 

Halkan guji oo daawo warkaas oo faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here