Eng Faysal oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Biixi

0
214

Eng Faysal oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne BiixiEng Faysal Cali Waraabe hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa luuqad adag kula hadlay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxaanu sheegay in Somaliland qas gali doonto haddii aanu tanaasul ka samayn arrinta komishanka oo dib u dhigi karta doorashada goleyaasha wakiillada iyo degaanka Eng Faysal waxa uu sheegay in dalku dib ugu noqon doono shir beeleed aayo ka tashi ah haddii aanu madaxweynuhu doorashada qaban. Haddii aan doorashada la qaban waxa uu sheegay in aanu madaxweyne Biixi iyo goleyaasha kale toona sii fadhiyi doonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here