Ecuador: Nin Hubaysan Oo Mobile Ka Qaaday Wariye Ku Guddo Jira Tabinta Dhacdo

0

Dalka Ecuador waxa ka dhacday Arrin la Yaab leh ka dib markii Koox Wariyeyaal ah oo xilligaasi ku jiray tabinta War uu soo weeraray nin tuug ah oo ku Hubaysan Baaskoolad.

ninkan ayaa wariyaha iyo Camera mankii la socday ku waabiyay Baaskoolada waxaanu ka qaaday Mobilekii uu sitay ninka Camera Manka ahi.

markii uu intaas qaatay ayuu halkii ka caray, waxaanay sii duubeen isaga oo sii cararaya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here