Duqa Nairobi Oo Amray In La Dib Loo Rinjiyeeyo Guryaha Magaaladdaasi Ku Yaala

0
211

Duqa Magaaladda Nairobi Sonko oo caasimad u ah dalka Kenya ayaa soo jeediyay in dib loo qurxiyo guryaha Magaaladaasi ku yaala.

Waxa uu u qabtay dadka ku dhaqan Magaaladaasi muddo kooban, waxaanu armay in dib loo soo celiyo Magaaladda Nairobi bilicdeedii.

Sonko Waxa uu xusay in Magaaladda Nairobi quruxdeeda iyo dib u cusboonaysiinteeduba ay muhiim u tahay in ay soo jiitaan Maalgashadeyaasha iyo shirkadaha shisheeye.

waxa uu dadka Magaaladaasi ku dhaqan u soo jeediyay in dhamaantoodba amarkan oo maanta dhaqan galayay looga baahan yahay in ay sidiisa u fuliyaan.

Dhismeyaasha oo dhan waan in dib loo rinjiyeeyaa, mulkiileyaashuna iyaga ayaa iska leh dookha oo haddii ay Rinji cusub marinayaan guryahooda iyo hadii ay kii horeba dib u cusboonaysiinayaan” ayuu yidhi

 

 

“All building should be repainted. Owners have a choice either to maintain their original colours or changing them as they please,” he stated.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here