Dufcadii Saddexaad Oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada New Generation + Sawiro

0

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Islaaciil Saylici iyo Madaxwene-yaasha Addis Aababa iyo Hargeysa ee Jaamacadda Newgeneration ayaa shahaadooyin gudoonsiiyey boqolaal arday oo ka qalinjabiyey kulliyadaha kaladuwan ee Jaamacaddaasi sida Caafimaadka,Science-ka,xisaabaadka iyo Siyaasadda,  munaasibadda qalinjabinta xafladdan lagu maamuusayey oo su quruxbadan loo soo agaasimay waxaa lagu qaybtay hoolka shirarka ee wayn ee Hotelka Maan-soor waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladuwan oo ay kamid yihiin DSC01011kuwa aan xagga sare ku soo sheegnay iyo qaarkale.

DSC01021ardayda sagootiskooda loo dabaaldagayey oo Habliyo iyo Wiilal iyo xaasas-ba isugujiray,waalidiinta ku soo tabcay aradaysaasi iyo xisbiyada siyaasadda iyo dadweyne kale oo farabadan ayaa soo buuxdhaafiyey madasha xafladdaasi lagu maamuusayey,Madaxweynaha xafiiska Hargeysa oo Newgeneration Mr Mustafe oo halkaa ka hadlay waxa uu ka warbixiyey marxaladihii kaladuwanaa ee ay soo martay Jaamacadda Newgeneration iyo halka ay hadda marayso waxaanu xusay inay farxad iyo karaamaba u tahay dhamaan bahda Newgeneration Hargeysa iyo Aaddis Ababa-ba inay shahaadooyinkii qalinjinta ku maamusaan boqolaalka arday ee soo dhamaysay waxbarashadoodii dheerayd “maanta shatafbay noo tahay inaad nagala soo qaybgashaan maamuuska xafladda lagu maamuusayo xafladda qalinjabinta jaamacadda Newgeneration” ayuu yidhi Gudoomiyaha xafiiska Hargeysa ee Jaamacadda Newgeneration.

DSC01179Madaxweynaha xarunta Addis Ababa ee Jaamacadda Newgenrtation Mr Mathew Gichile oo isaguna halkaa ka hadlay waxa uu soo dhaweeyey guusha qalinjabinta ardayda dhamaysatay geedigoodii dheeraa ee waxbarashada waxaanu yidhi “waxaan idin leeyahay Hambalyo Hamblyo dhamaantiinba araydiinna qalinjabisay”,Masuuliyiinta xisbiyada mucaradka iyo muxaafdikaba oo halkaa ka hadlay waxay soo dhaweeyeen arayda ka qalinjabisay xafladdan waxaanu ku tilmaaameen guul u soo dheelmatay shacabka Somaliland iyo Jaamacadda Newgeneration ee Hargeysa iyo Aaddis Ababa.

DSC01122DSC01386 (2)DSC01096DSC01306DSC01484jawiga madasaha qalinjabiya-yaasha lagu maamuusayey waxa uu ahaa mid ay ilyartu isqabatay isla markaana indha eegaa aanay ka ba soo jeedsanayn bilicda iyo shacnigii hadheeyey madasha ee u badnaa muuqaalka iyo mooraalka labadaba ee ka soo baxayey ardayda qalinjabinayey iyada oo aanay ka dhicin masraxa sare muuqaalkii lagu xardhay magaca Newgeneration oo farwaaweyn lagu dhigay iyo lebiskii quruxbada badnaa ee maamulka iyo mudantii kalaba lo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here