Diyaarada laga Leeyahay Ethiopia Oo Soo dhacday + Khasaaraha Ka Dhashay

0

Diyaarad militeriyga itoobiya lee yahay oo burburtay.

Diyaarad nooca helicopterka ah oo ay leeyihiin ciidamada militeryga itoobiya diwaanka numberkeeduna yahay UNO 379P islama mar ahaantaana ay saarnaayeen 23 qof oo ciidana ayaa maanta ku burburtay gudaha xarun qaramada midoobay oo kutaala wadanka koonfurta sudan.

Diyaaradan dhacday ayaa waxa ku nafwaayay 3 qof halka kuwa kalana ay ku jiraan dhaawac halisa kuwaaso lagu dabiibayo cusbitalka 2aad ee UNISFA ee magalada Abyei halka qaarna looso qaaday magalada addis ababa ee xarunta dalka itoobiya.

Lama garanayo waxa sobobay shilkani diyarada ciidamada siday waxase socda baadhitaan balaadhan oo khuseeya shilkan sida uu warbahinta usheegay siihayaha madaxa howlgalada UNISFA komandhar major general gebre adhana woldezgu.

Waxaa xusid mudan in ciidamada nabadsugida dalka itoobiya ee kusugan wadanka koonfurta sudan lagu qiyaaso 4,500 oo askari si loo xaqiijiyo howlaha nabadaynta wadankasi.

# buuh diridhaba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here