Diyaarada Fly Dubai Oo Saaka Ku Degi Kari Wayday Hargeysa

0

Diyaarada Fly Dubai Oo Saaka Ka Soo Kacday Garoonka Diyaaradaha ew Dubai ayaa Tahli Kari wayday in ay ku degto Hargeisa.

Awal Cabdi oo ka mid ah rakaabkii la socday Diyaaradaasi ayaa ka warbixiyay “Asc dhamaan asxaabta saaka ayaanu garoonka diyaaradaha Dubai international airport ka soo kacnay 4.35 waxanu 737 hargaysa 700 dulmarnay cigaal airport hawada oo xumay way dagiwayday diyaaradii hargaysa waxanu qabanay jabuuti waxan ka soo kacnay 830 subaxnimo 900 ayaanu hargaysa nimo way dagi wayday waxanu ku noqonay hadana jabuuti 11.30 baanu soo kacnay hadan 1200 baanu hargaysa ku dega way dagi wayday waanuna sigalnay way dhicigaanay diyaaradu waxanu qabanay burco burco ayaanu ka soo noqonay bada ayaanu gawraarka gobolka todheer ka soo qabsanay jabuuti baanu nimi qolada hawada somaliland way na haligeen 436 qof baanu ahayn ilaa hada sababta hawada noocaa ah tawarka hargaysa moogu soo kicinayay ma garan karno ta kale 16 ayaa xalay la baajiyay jabuuti asmara adis abab oman bahray waxa kaliya soo kacday hargaysa waa yaab arinkaasi”ayuu Yidhi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here