Diyaarad Rakaab Sida Oo Gubatay Iyo Khasaaraha Ay Sababtay

0

Diyaarad Rakaab Sida Oo Gubatay Iyo Khasaaraha Ay Sababta
……………………

Diyaarad Nooca Xamuulka qaada ah Rakaabka Qaada ah ayaa ku sigatay in ay soo Dhacdo Ka Dib Markii uu Gubtay Mid Ka Mid ah Ishiinada diyaaradaasi

Diyaaradan ayaa Waxa iska lahayd Shirkada United Airlines waxaanay Duushay Magaalada Denver ee Wadanka Maraynkanka.

Markii ay Xoogaa sii Maqnayd ayuu Dib u soo Celiyay Bayloodkii Waxaana U si nabad ah Ugu soo Cago Dhigatay Garoonka Iyada Oo aanay Jirin Cid Wax Ku Noqotay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here