Diyaarad Dagaal Oo Uu Maraykanku Leeyahay Oo Laga Soo Saaray Badda Madaw Ee Ruushka

0

Xeel dheereyaal ku takhususay arrimaha Juquraafiga oo u dhashay dalka Ruushka ayaa soo helay Diyaarad nooceedu yahay Bell P-39 Airacobra oo ku dhacday biyaha Badda Madaw ee dalka Ruushka.

Diyaaradan ayaa la sheegay in ay halkaasi ku dhacday Sanadkii 1945, taas oo xilligaasi korka ka ilaalinaysay shirkii Yalta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here