DHURWAA BAA LAGUU YIDHI FOOLXUMIDAA MARKAASU YIDHI WALAAKAY WEERARNA MIYAANAD ARAAG.

0

DHURWAA BAA LAGUU YIDHI FOOLXUMIDAA MARKAASU YIDHI WALAAKAY WEERARNA MIYAANAD ARAAG.
Dawaldii siyaad bare Waa Larkay
Taa Farmajan waaynu arki,
Markaa hore waxaan salaamayaa shaacab waynahaa reer somaliland Gudo iyo dibadba.
Waxaan jeecelaystay inaan Waxyar kayidhaahdo hadalkii Shalay kasoo yeedhay maamulka somaliya oo Aaha
Mid umaada Somaliland Xasuusinya maal mihii qadhaadhaa Ee la soo mariyey.
Taasi Maaha Mid shacabka reer somaliland Wax yeelaynaysa . Hadaladii Somaliya kayimid Waxa ay noqdeen daawo umada somaliland midaysay , oo xasuusinaysaa in Cadowgoodu habeen iyo Maaliin Ku maqanyahay . Is loo hagardameeyo dalka iyo Dadkaba.
Umada somaliland Waa Dad hore loo Xasuusqay Maantana waxaa larabaa in qaalin laguu xasuuqo, taasina Maaha mid dhacaysa. Oo laga yeelayo
DAB AAN KU GUBIN KULAYLIISKA MA OGID.
Umadii ilaa maanta xabaalohooda lasoo Faaqayo halkee lagu ilaabay?

Waxaan hadalkayga Ku soo gabogabaynayaa.

TIISABA DARYEELAA TU KALE KU DARA.

Qalinkii,Abdikariim Qoorgaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here