Dhalan Roga Ku Dhacay Guurka

0
311

Marka laga hadlyo qoys waxaa kow ka ahaa guurka ayaa ah midka ugu horeeyaa ee samayn ku leh arimaha bulshoyinka dhexdooda guurku waa heshii sharci diiniyaa oo laba lamaane ama laba qof kala jinsi aha ama laba iyo dhidig ku heshiiyaan daba deetan wada heshiiyaan iskuna racaa Ama isku waafaq inaya yagleelaan qoys si waafaqsan ama ay ogashahay diinta islaamkuKaas oo bilaw ilaa dhamaad loo baahan yahay waxa diintu ogashay in uu ku socdoo guurkaasi guur ku waa saldhigaa ama unkanka aadmaha taasoo bulsho waliba ay ka timaad qos unkamay sida aan la wada socono qoys waxaa dhidibaada utaaga qaa waa guurka oo ka yimaad heshiis laba daraf,

dhanka bulshooyinka wa lagu kala duwan yahay guurka qolo waliba si bay uxulataa ama usoo agaasintaa Somaliduna sidaa ayeey ukala duwan tahay taana waxaa u sobaba hadaba deeganka ay ka dagan tahay wadanka deegaan kastaa waxaa uu leeyhaay hab isaga ugaaraa,ee maah mid asalnimo ah, miyiga iyo magaaladu way isku khilaafsan yihiin dhanka guurka guurku badana waxaa uu ka yimaad dhank raga halka dumarkuna ku waafaqan, iyadoo labada qof isku soo afgartaan dhexdoodana kazoo,

Heshiiyaan kadiban ay wada dhistan qoys kuna soo biiraan bulshada iyadoo halkaas uu ka unkanto bulsho hadab waxaa xusid mudan habka uu ninku ugu soo geed fadhisto gabadha uu raboo ama sidaa ay isku fahmaan kuna soo heshiiyaan ayaa tan ugu wanagsan ama ugu qiimaha badan Ee somalidu intabadan isku guursadaan waxaana ugu horayn usoo geed fadhiista reerka ninka waxaan Loo geed fadhiisanaya reerk uu inanku la xidiidayoo ee inantu ka soo jeedo,…………………………………….LASOCO QAYBTA 2AAD

MOHAMED SALEBAN MUHUMED(MOHAMED SOMALI)

Email deeqsi5@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here