Dhadhaab: Shaqaale Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo La Caydhiyay

0

Hay’adaha Qaramada Midoobay ee jooga xarada Dhdhaab ee dalka Kenya ayaa boqolaal shaqaale ah kala diray dhowaan.

Dadkan ayaa loo sheegay in dhaqaale darro ay soo food saartay hay’adaha, oo aysan deeq bixiyeyaasha ka helin taageeraddii ay uga baahnaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here