Deni oo lagusoo dhaweeyay Kismaayo

0

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa si ballaadhan loogusoo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbalanad, halkaas oo lagu wado in uu kaga qaybgalo caleemo saarka madaxweynaha lagu muransanyahay ee Jubbalanad, Axmed Madoobe.

Siciid Cabdillaahi Deni, ayaa qaadacay warka dawladda dhexe isagoo duulimaad toos ah ku tegay magaalada Kismaayo.

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xanibaad saartay duulimaadyada Kismaayo, iyadoo sidoo kale qabanqaabinaysa dhismaha maamul cusub oo loo smaeeyo halkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here