Home
Arrimaha Bulshada Dawladda Soomaaliya Oo Sharci Darro Ku Tilmaantay Heshiiska Somaliland iyo Dp World...
Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaantay heshiiska ay Wada Galeen Somaliland, Ethiopia iyo shirkadda DP World oo lagu horumarinayo dekeda Magaaladda Berbera.
Warsaxaafadeed ay soo saartay Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku sheegtay in aan heshiiskaasi loo raacin sida uu dhigayo dastuurka Soomaaliya.
warsaxaafadeedkaas oo ay nuqul Ka mid ah heshay shabakada wararka ee Sagalnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan

Related