Dagaal Dib Uga Qarxay Degmada Tuke raq

0
493
Breaking news police lights blue and red concept illustration. EPS 10 file. Transparency effects used on highlight elements.

Degmada Tuke-raq oo ku taala Gobolka Sool ee Somaliland ayaa waxa ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu ka bilaabmay Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Puntland.

In kasta oo aan weli la ogayn Khasaaraha dhabta ah ee soo kala gaadhay Labada dhinac, balse dagaalkan ayaa bilawday saaka aroortii.

Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo laanta afka soomaaliga ee BBC-da u waramayay ayaa sheegay in dagaalkan saaka ka dhacay Degmada Tukoraq ay bilawday Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here