Dabaylo Qariyay Magaalo Dalka Mexico Ku Taala

0

Magaaladda Torreón Ee Dalka Mexico ayaa mar qudha waxa qariyay dabaylo, kuwaas oo si xawli ah ku socda.

dadka deegaankaasi ayaa baraha bulshadda ku faafiyay muuqaalo ay ku sheegayaan in dabaylahani ay dhinaca kale dahaadheen taawaradii dhaadheeraa ee magaaladaasi caanka ku ahayd.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here