Daawo Taageerayaashii Ugu Miisaanka Cuslaa ee Gobolka Sool ee xisbiga WADDANI ayaa si buuxda ugu biiray KULMIYE

0

Taageerayaashii Ugu miisaanka Cuslaa ee gobolka sool  ee xisbiga waddani ayaa si buuxda ugu biiray xisbul xaakimka kulmiye ,waxanay sheegeen inay ka diga rogteen xisbigaasi waddani oo ay ku eedeeyeen  qabyaalad iyo xisbi beeleed .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here