DAAWO: Maxay Dhakhaatiirta Qalliinku Isaga Bedeleen Lebbiska caddaa? (Xogta Dahsoon)

0

Xilyadii hore dhakhaatiirta Qalliinku waxay xidhan jireen lebbiska cadaanka ah ee caafimaadka taasoo calaamad u ahayd nadaafadda, laakiin bilowgii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga ayaa nin dhakhtar ahi oo qalliinka ka shaqeeyaa waxa uu gashaday dhar midabkiisu cagaar yahay isagoo aaminsanaa in midabka cagaarka ahi uu u roon yahay daymada isha qofka la qalayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here