Daawo Diyaarad Webbi Ku Dhacday Oo Ay Dad Ku Dhinteen

0
164

Laba qof ayaa dhintay, halka saddex qof oo kalena ay ku sugan yihiin xaalad caafimaad oo khatar badan, ka dib markii Diyaarad nooca loo yaqaana Helicobtertu ay kula dhacday webi ku yaala Magaaladda New York ee cariga dalka Maraykanka.

dadka ka dhaawaca ah ayaa lagu dabiibayaa cusbitaalka, waxaana uu ahaa shil khatar badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here