Ciyaaraha Legdinta Oo Ka Socda Maraykanka iyo Gabadh Reer Senegal Ah Oo Wacdaro Ka Dhigtay

0

Horyaalka caalamiga ah ee lagdinta ayaa Isniintii shalay ahayd waxa uu ka furmay magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.

WorldCupLogo800x500

Waxaa tartaankaasi ka qeyb qaadanaya hal gabar Senegal u dhalatay, oo ay rajeyneysa in ay ugu soo baxdo ciyaaraha Olympic-da ee sanadka soo socda lagu qaban doono magaalada Rio de Janeiro ee caasimadda dalka Brazil.

Dalka Senegal waxaa caan ka ah tartanka lagdinta, balse haweenka dalkaasi ayaanan inta badan ka qeyb qaadan, oo fursada keliya ee ay ugu tartami karaan lagdinta ayaa ah ciyaaraha Olympic-da.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here