Ciraaq: Shacab Ka Cadhooday Musuqamaasuq Oo Rasaas Loo Adeegsaday

0

inta la og yahay Todoba qof ayaa dhimatay, 200 oo kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo ka dib markii shacab tiro badan oo u dhashay wadanka ciraaq ay dibadaxyo ka dhigeen magaaladda Baqdaad.

dadkan ayaa ka cabanaya musuqmaasuq ay ku eedeeyeen in ay cagaha la gashay dawladda dalkaasi ka talisaa.

dadku waxa ay dalbanayaan in ay Xukuumaddu wax ka qabato musuqmaasuqa, hasayeeshee waxa loogu jawaabay rasaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here