Ciidamo Lagu Daabulay Xarumaha Jamacadaha Ethiopia Iyo Rabshado Ka Socda Diridhaba

0

Dawladda Ethiopia ayaa ciidamo Geysay Jaamacadaha ku yaala dalkaasi kadib markii dhawaan la dilay laba arday, tiro kalena dhaawacyo la soo gaadhsiiyay.

sidoo kale magaaladda diridhaba waxa laga maqlayay dhawaaqa rasaasta

Halkan guji oo daawo warbixintaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here