Ciidamada Isreal Iyo Shacabka Falastiin Oo Isku Dhacay

0

Inta la og yahay toban qof ayaa ku dhaawacmay ka dib markii ay is haleeleen dadka Reer falastiin ee dhagaxa tuuraya iyo ciidamada Isreal Ee Dabaabadaha wataa.

banaanbax ay dhigayeen shacabka reer falastiin ayaa waxa ka hor joogsaday ciidamada Isreal,waxaanay halkaasi ku dhaawaceen toban qof

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here