Boosaaso Oo Lagu Dil Xilal Sare Ka Soo Qabtay Puntland

0

Dabley hubeysan ayaa xalay waxay toogasho ku dileen Guddoomiyihii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari Jaamac Maxamed Khuurshe xili uu marayey bartamaha magaaladda.

Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in kooxdii dilka geysatay ay baxsadeen.

Maamulka Puntland ayaan weli wax war ah ka soo saarin dilka Guddoomiyihii hore ee degmada Qandala, mana aha markii ugu horeysay ee dilal noocaan oo kale ah ay ka dhacaan gudaha magaaladda Boosaaso, waxaana jiray dilal loo geystay Askar iyo shaqaale kale oo ka tirsan maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here