Booliska Oo Soo Qabtay Nin Gabadh Uu Dilay Ku Qariyay Gidaar

0

Ciidamada Booliska Ee Degmada Palghar Oo ka Tirsan Gobolka Maharashtra Maharashtra Dalka India ayaa xidhay Nin dhalinyaro ah Oo lagu soo Eedeeyay in Uu Dilay Gabadh ay isku cindanaayeen, Maydkeedana Uu ku qariyay Darbiga Gurigiisa.

Ninkan oo 30 sano jir ah ayaa Xidhiidh Jacayl La lahaa Gabadhan Uu dilay Oo 32 sano Jir ahayd.

Waxa La Isku Afgaran Waayay Guurkii Sidaas ayaanu Ku Dilay Dabayaaqadii bishii October ee Sanadkii Hore, intaasna waa la daydayay.

Shan sano ayuu soo Socday Xidiidhkoodu, Waxaana qalfoofka Gabadhaas Laga helay Dayrka Guriga Uu Ninkani Degan Yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here