Belgium-ka oo laga hirgaliyay xarun lagu xananeeyo xayawaanka da’da ah

0
68

Waqooyiga dalkaasi Belgium-ka waxaa laga dhisay xarun lagu xanaaneyanayo ilaa 150 xaywaan oo ah kuwa da’da ah, si ay nolol wanaagsan ugu noolaadan dhimashadooda ka hor.Xarunta waxaa maamusha Valerie Luycx, ooah haweeneyda ka muuqata sawirka hoose waxaana xarunta la dhahaa Les Petits Vieux oo micneheedu yahay (xayawaanka duqoobay).ReutersXaruntaan waxa ay ku taalaa baadiyaha Chievres ee gobolka Hainaut. waxa ay hooy u tahay doofaarka da’ada ah ee hoos kaaga muuqda, bisado iyo eeyo iyagana da’a ah.ReutersDhamaan xawaanka halkaan ku sugan ayaa ah kuwa la daalaa dhacaya xanuuna kala duwan iyo kuwa ay da’du u runsheegtay oo dadkii lahaa ay ku adkaatay in ay xanaaneeyaan.Xayawaanka xeradaan ku dhaqan waxa ka mid ah bisad lagu magaagacaabo Azuria, oo 15 sano jir ah iyo eey sagaal jir ah.ReutersWaxaa sidoo kale ka mid ah bisadda Calin oo aad da’a u ah.ReutersWaa bisadda Calin iyo eeyga oo sagaal jir ah.ReutersValerie ayaa xaruntan aasaastay sanadkii 2000 iyo seeygeeda Serge. waxa ay sheegatay in ay doonayeen in ay xayawaanaka da’da ah u sameeyaan noloshiiguryahoda mid u dhiganta.Halkaan hoosena waxaa ka muuqda eeyga Caracol, oo 10 snao jir ah.ReutersXayawaanka xaruntaan ku dhaqan ayaa loo ogolaaday in ay iyaga dhexdooda cayaaraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here