Badhasaabkii Daad Madheedh Oo Iscasilay

0
Badhasaabkii Gobolka Daad madheedh Nuur Cismaan Guuleed ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay Xilkii Gobolkaaasi.
Nuur Cismaan Guuleed Ayaa xaflad ka dhacday Magaaladda Oodweyne oo uu ku si ku meel gaadh ah xilka ugu wareejiyay Ku Xigeenkiisii ku cadeeyay in is casilaadiisu ay ka dambaysay ka dib markii uu go’aansaday in uu isu soo taago ka qayb galka doorashada golaha Wakiiladda somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here