Aqoonyahan Maxamed Biiti Oo Ku Taliyay In Xukuumadu Dhisto Guddi Faaf Reebta Buugta La Qoro

0
93


talo ku socota madaxweynaha jsl.

mudane madaxweyne, waxa jirta in buugaag ay dad muwadinini qoreen ay  murano badan ka abuureen bulshada somaliland dhexdeeda.

bugagtaasi, qaarkood waxyaabaha badan oo ku qoran waxay ka baxsanyihiin anshaxa iyo asluubta qoraalada boogta , mana haboona in wax aan haboonayn lagu qoro book laga yaabo in uu 100 sano ama abid la akhrisanyo, in lagu qoro waxyabo anshaxa baal marsan kuwaas oo si gaara qaybo ka mida bulshada ama dad ka mida bulshada u taabana sumcad ahaan iyo karaamo ahaanba.

haddaba ayadoo ay haboontahay in muwadinku wax qoro ama book qoro. hadana ma haboon in wax taariikhda galaya  oo dhawacaya muwadiniin reee somaliland ah in lagu muujiyo ama lagu qoro bookagta.

sidaa darteed waxan talo muwadin kugu soo jeedinaya in ka xukuumad ahaan aad dhisto hay.ad faaf reeba, oo dib u eegis ku samaysa bogaagta ay qoraan muwaadiniintu, sidoo kalana dib u eegta kuwa hada la qoray ee bulshada muranka ka abuuray isla markaana ay ku qoranyihiin waxyaabo ka reeban anshaxa iyo akhlaaqda qoraalada, si gaarana meel ka dhac ugu ah qaybo ka mida bulshada.

bugaagta hada  bulshada ka cabanayso waxa ka mida ah. 1. buuga uu qoray wasiirka warfaafintu ee magaciisu yahay……… iyo kana hada uu so bandhigay xirsi xaji cali.

labada bookba waxan so jeedinaya in hay.ada faaf reeb ah  la sameeyo. isla markaana boog kasta oo la qoray oo bulshada meel kadhacyo ugu sugan yihiin dib u eegto. kuwa danbe la qorana la soo mariyo hay.ada faaf reebka ah si looga hortago in aan  book lagu qoray meel  kadhacyo ama aan ku haboonayn in bulshada loo fudbiyo looga hortago loona joojiyo isla markaana looga saaro waxii kasta ee bulshada wax u dhimaya.

mahadsanid

qore..Mr.maxamed Ibraahim muuse (biiti)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here