Amb. Axmed Safiina Oo Farriin U Diray Madaxweyne Muuse Biixi

0

1- Maadaama oo lasooman yahay Madaxwayne muuse biixi waxa aan ugu baaqayaa inuu xuska bari bilaabo 6:00am markuu waagu baryo intaanay cadceedu soo bixin si ay u dhamaato 7:00am iyo wax yar.

2- Sidoo kale madaxwayne khudbadaada ka dambaysii maritaanka ciidamada laga-yaabaa inaad iska mirqaanto ood hadasho mudo saaca kabadane.

3- Sidoo kale madaxwayne ina Rag wanaagiisa waa laxusaa si uu dhaliishiisa uqaato ee maanta waxa aan kuugu hambalyay nayaa inaad xuska 18May maalinteedii qabatay; sidii sanadkii hore oo kale horena umaad dhigin dibna umaad dhigin ee Happy 18May.

Bulshooy sadexdaa qodob kaad ila qaadateen bal sii xusa oo i xasuusiya. Alaa mahad leh.

Amb Ahmed Safiina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here