Allaah Haw Naxariistee Sandule Oo Hargeysa Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0

Allaah Haw u Naxariistee Waxa Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyooday Siyaasiga Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) oo la sheegay in uu indhaweyd u jiifay xanuun Asiibay.

Marxuumka ayaa intii uu noolaa xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumadihii soo maray Somaliland, waxaanu dhinaca kale ahaa Guddoomiye ku Xigeenka Urur Siyaasadeedkii Xaqsoor.

Marxuum Si Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) waxa dadkii yaqaanay ay ku sifeeyeen in uu ahaa Siyaasi Hal adag oo af gaaban.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here