Akhriso Nuxurka Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Saddexda Xisbi Qaran

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah ka gaadhay dooddii ay axsaabta mucaaridka ahi ka qabeen guddida cusub ee doorashooyinka qaranka iyo qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka.Image may contain: 8 people, people standing and suit

Shir ballaadhan oo ay xarunta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo WADDANI, Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), islamarkaana ay goob joog ka ahaayeen xubnaha hoggaanka ugu sarreeya xisbiga KULMIYE iyo xubno ka mida axsaabta mucaaridka, ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad buuxa lagaga gaadhay khilaafkii qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiilada iyo deegaanka sidoo kalena ay xisbiyada mucaaridka ahi kusoo buuxinayaan labadii xubnood ee ka dhinaa guddida cusub ee doorashooyinka qaranka, si ay gudida doorashooyinka qaranka ee hada xilka hayaa u gutaan waajibaadkooda shaqo ee dastuuriga ah, iyada oo xubnihii hore ee gudida doorashooyinku ay noqon doonaan xubno farsamo ahaan iyo khibrad ahaan u kaabi doona gudida doorashooyinka qaranka.Image may contain: 2 people, people sitting, table, shoes, office and indoorImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 6 people, people sitting, table, office and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, suit and indoorImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 9 people, people standingImage may contain: 10 people, people standingImage may contain: 11 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table, office and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting

Heshiiska ay madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo hoggaanka Axsaabta mucaaridka ahi kala saxeexdeen, ayaa u dhignaa sidan:

No photo description available.No photo description available.Image may contain: text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here