Akhriso Liiska Waddamada Afrika ee uu Ku Dha’cay Xanuunka Korona Fayrus

0

Akhriso Liiska Wadamada Afrika ee uu ku dhacay Xanuunka caalamiga noqday ee korona Fayrus iyo liiska wadamada aanu ku dhicin xanuunku

Kiisaska bukaanada guud ee la xaqiijiyay guud ahaan afrika waa 10,068 kiis 7/4/2020
Tirada dhimashada guud ee la xaqiijiyeya= 487 qof
Tirada Bogsatay guud ahaan afrika waa 993 qof
Wadamada cudurka qaba waa 52 waddan

Liiska Waddamada Xanuunku Ku Dhacay

Algeria – 1,423
Angola – 16
Benin – 26
Botswana – 6
Burkina Faso – 364
Burundi – 3
Cameroon – 658
Cape Verde – 7
Jamhuuriyadda Badhtamaha Afrika – 8
Chad – 9
Comoros – 0
Congo-Brazzaville – 45
DR Congo – 161
Jabuuti – 90
Masar – 1,322
Equatorial Guinea – 16
Ereteriya – 31
Eswatini – 10
Itoobiya – 44
Gabon – 24
(The) Gambiya – 4

Gaana – 287
Guinea – 128
Guinea-Bissau – 18
Ivory Coast – 323
Kenya – 158
Laybeeriya – 14
Liibiya – 19
Madagascar – 82
Malawi – 5
Maali – 47
Mauritania – 6
Mauritius – 244
Morocco – 1,120
Mozambique – 10
Naamibiya – 16
Niger – 253
Nigeria- 232
Rwanda – 105
Sao Tome iyo Principe – 0
Senegal – 226
Seychelles – 11

Sierra Leone – 6
Somaliland -2
Soomaaliya – 5
Koonfur Afrika – 1,686
Koonfurta Suudaan – 1
Suudaan – 12
Tansaaniya – 24
Togo – 58
Tuniisiya – 596
Ugaandha – 52
Zambia – 39
Zimbabwe – 10
Comoros, Lesotho kumuu dhicin cudurku.

W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

Suxufi madax banaan
Hargeysa somaliland

Email: Cabdiraxmaan800@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here