Akhriso Liiska Ciyaaryahanada PSG ay Ku Wajahayso Kulanka Manchester United

0

Kooxda Kubbada Cagta ee Paris Saint-Germain ayaa ayaa shaacisay liiska ciyaaryahanada kooxdaasi ku meteli doona kulank ay iskaga hor imanayaan naadiga Manchester United.

Kulankan oo ku tirsan Champion League ayay labada Kooxood habeen dambe haddii alle idmo ay fooda isku dari doonaan.

liiskan ayaa u dhignaa sidan  Mitchel Bakker, Colin Dagba, Angel di Maria, Pereira Danilo, Abdou Diallo, Bandiougou Fadiga, Alessandro Florenzi, Idrissa Gueue, Ander Herrrera, Moise Keane, Thilo Kehrer, Presnel Kimpembe, Layvin Kurzawa, Alexandre Letellier, Marquinhos, Kylian Mbappe, Keylor Navas, Neymar, Leandro Paredes, Timothée Pembele, Rafinha, Sergio Rico, Marco Verratti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here