Akhriso Isku shaandhaynta Xukuumadda Deegaanka Soomaalida

0

1:Wasiirka madaxtoyada Dds waxaa lagu daayay masulki hore ee joogay mudane sheekh xasan daadhi

2:Wasiirka horumarinta magaalooyinka iyo dhismaha DDS waxaa loo magacabay mudane Cabdiraxmaan ciid daahir oo horay ujoogay xafiiska Tvtka

3:Wasiirka biyaha waxaa loo magacabay mudane Craxmaan Axmed Hassan (hure) oo horay u ahaan jiray wasiirka ganacsiga dds

4:Wasiirka waraabka iyo dooxooyinka waxaa loo magacabay mudane C/salaan qayo/Waxaa kaloojirta xog ah in Qayo loo magacaabay Warfaafinta.

5:maareeyaha kuliya macalimiinta ee Dr.cabdimajid xusen waxaa loomagacabay mudane Clahi gasiila oo horay u ahaan jiray wasiirka xafiiska xidhiidhka arimaha dowlada.

6:Wasiirka xafiiska ganacsiga waxaa loo magacaabay mudane Bashiir Shaafi oo horay u ahaan jiray wasiirkii biyaha.

7:Wasiirka xafiiska waxbarashada waxaa loo magacabay Faatax maxamed Fataax oo horay u ahaan jiray wasiirka xafiiska ka hortaga iyo udiyaargarowga masiibooyinka dds.

8:wasiirka xafiiska jidadka waxaa loo magacaabay mudane Rooble bucul oo horay u ahaan jiray maareeyaha Ttcda.

source: SDM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here