” Afrika caag-layaal baa caaglaystay ”.

0
Bishii November ee sanadkii 1982 doorashadii maraykanka ka dhacday waxaa ku guulaystay Ronald Reagon oo ka adkaadey madaxwayne ku xigeenkii xiligaas Walter Mondale oo ka socday xisbigga Dumuqraadigga .
Doorashadda Maraykanku waxay dhacday maalin Salaasa ah oo bisha November ahayd 02 laba maalmood ka dib 06-November 1982 oo ahayd maalin sabti ah waxaa la wareegey taladda Wadanka Kamaruun Paul Biya oo ahaa raysal wasaarihii Kamaruun , ka dib markii uu is casilay Madaxwayne Ohdijo .
39 sanadood ee kasoo wareegey markii ay taladda wadamadda Maraykanka iyo Kamaruun la wareegeen Reagon iyo biya Maraykan waxaa iska badalay 7 Madaxwayne , Kamaruuna weli waxaa ka taliya Madaxwayne Paul Biya oo kursigii uu waagaas fadhiistay sidii ugu fadhiya , Afrika caag-layaal baa caaglaystay .
Waxa Qoray Axmed Nuur Guruuje

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here